Shiikh Shaakir oo ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf kala dhexeeyo Madaxweyne Xaaf

Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta Warbaahinta ula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu jiro Khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Xaaf, isagoo meesha ka saaray wararka arintaas la xiriira ee ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Madaxweyne Xaaf uu yahay Hoggaamiyaha Galmudug, isla markaana go’aamadda … Continue reading Shiikh Shaakir oo ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf kala dhexeeyo Madaxweyne Xaaf